Jaaliyadaha
Ogaadeenya ee Yurub
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha Soomaalida Ogaadenya
ee ku dhaqan Europe
in jaaliyadaha Ogaadenya ee Europe ay ka dhigi doonaan banaanbax
ballaran magaalada Geneva ee dalka Switzerland 7 july 2008.
Mudaharaadkaas oo ka dhici doona xarunta qaramada midoobay
ee Geneva waxaa laga codsanayaa dhamaan jaaliyadaha Ogaadenya
ee europe iyo jaaliyadda soomaaliyeed ee Swiiska in ay si
weyn ooga soo qayb galaan.
07.07.2008
13H-17H30 (1.00- 5.30 pm)
Palais Wilson / Place des nations
Geneva
Switzerland
AM 004178 683 58 16
AG 004176 543 74 19
XY 004178 675 12 63 |