July 04 2009 02:22:39
Tusmada Hore
Home
Articles
FAQ
Forum
Web Links
News Categories
Contact Me
Photo Gallery
Search
Suugaan
Tafsiirka Qur'aanka
Studio Qorahay
History
Users Online
Guests Online: 1

Members Online: 0

Total Members: 4
Newest Member: Xarbi Adan
Forum Threads
Newest Threads
No Threads created
Hottest Threads
No Threads created
Ogaadeenyaay Isku tasho
Albumka Ileys
Bakaal Xawaalad Deg-Deg ah meel walba & marwalba.
News
Dad shacab ah oo lagu xidh xidhay magaalada Baabili
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baabili ayaa sheegaya in habeenimadii xalay ugu yaraan dad gaadhaya 10 qof halkaa lagu xidhay, dadkan la xidhay ayaa la sheegayaa inay ahaayeen dad Ree Baadiye iyo dad magaalada u dhashay isugu jiray.
qorahay on July 04 2009 02:20:41 · >> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 0 Reads · Print
War Deg deg ah, Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Firxad koodu is qortay kadib Dagaalo khadhad oo dhex maray iyaga iyo Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeeya aaga Qorahay.
War Deg deg ah: oo manta naga so gadhay gudaha Wadanka Ogaadeenya aya waxa uu shegaya jabkii ugu xuma in logaystay Ciidamada maxay satada ah ee Itoobiya. Dagaal sadexdi Maal mood ee u danbaysay sixidhiidha uga socday Gobolka Qorahay ayaa noqday mid ay kusamren Ciidamada woyanuhu
qorahay on July 02 2009 21:00:46
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 24 Comments · 968 Reads · Print
MUNAASABAD BALAADHAN OO LAGU XUSAYAY 1 LUULYO OO LAGU MARTIQAADAY WAKIILKA JWXO IYO URURKA DHALINYARADA OSF -SWEDEN.

Munaasabad balaadhan oo lagu xusayay 49 guuradii ka soo wareegtay xiligii ay qaateen xoriyada gobolada koonfureed iyo midowgii labada gobol, koonfur iyo waqooyi ayaa maanta lagu qabtay magaalada stockholm ee caasimada wadanka sweden.

qorahay on July 01 2009 21:04:07
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 1 Comment · 65 Reads · Print
ONLF Congratulation to the Somali Republic- for Ist July 1960
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) congratulates the president, government and people of Somalia on the occasion of its 49th anniversary of independence. First July 1960 is a special occasion for all Somalis as it symbolizes the common aspirations of all Somalis and the formation of a republic that became home to all Somalis. On this occasion two of the five Somalis had united to form democratic republic
qorahay on July 01 2009 09:19:54
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 1 Comment · 19 Reads · Print
Wariye ka socda Shabakada Warbaahinta Qorahay Online ayaa booqasho Shaqo waxaa uu ku tagay Xeryaha Qaxootiga ee ku yaala Gobolka W/Bari ee wadanka Kenya waxaana wariyuhu halkaa noga soodiray war bixin
Wariye kasocda shabakada war baahinta ee Qorahay online ayaa booqasho Shaqo waxaa uu ku tagay Xeryaha Qaxootiga ee ku yaala Gobolka w/ Bari ee wadanka Kenya waxaana wariyuhu halkaa noga soodiray war bixintan.
qorahay on July 01 2009 09:18:14
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 1 Comment · 19 Reads · Print
Bashiir Axmed Cawar oo Xilkii laga qaaday,xabsina ladhigay.
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ayaa waxa ay sheegayaan in Bashiir Axmed Cawar oo gudoomiya ka ahaa gobolka Qoraxay laga qaaday xilkii isla markaana xabsiga la dhigay,Waxaa kale uu warku intaas ku darayaa in in la saari doono maxkamad.
qorahay on July 01 2009 09:16:36
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 17 Reads · Print
Mulkiile yaasha Hoteellada Jig-Jiga oo dhibaato badani ay Ciidamada Tigreega ka haysato.
Warar xog ogaal ah oo ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Hotelada la seexdo ee magaalada Jigjiga ay dhibaatooyin badan ka soo gaadho dhanka Ciidamada Guumaysiga oo maalmahanba deggan ka dhigtay Hotelladaas.
qorahay on July 01 2009 09:15:18
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 8 Reads · Print
SHIR DHEXMARAY XUBNO KA SOCDA JAALIYADA SWEDEN IYO XUBIN KA TIRSAN BAARLAMAANKA SWEDEN.
Maalintii jimcaha ee ay taariikhdu ahayd 2009.06.26. ayaa waxaa dhexmaray kulan xubno ka socday jaaliyada somalida ogaadeeniya iyo xubin ka tirsan baarlamaanka Sweden, kulankaas oo diirada lagu saaray xaalada ogaadeeniya iyo dhibaatada haysata shacabka halkaas ku nool.
qorahay on July 01 2009 09:13:24
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 7 Reads · Print
Sharci cusub oo la horkeenay golaha Senate ka Maraykanaka.
Wararka Waxaa Maalintii Khamiista ahayd bishan June 25, 2009 la horkenay aqalka senate ka Maraykanka sharci cusub oo loogu magacdaray “Danbiyada ka dhanka ah binii aadamka” sharcigan cusub ayaa gabi ahaanba ka mamnuucaya dambiilayaasha gaystay gabood falada ka dhanka ah binii aadamka inay si xor ah ugu noolaadaan wadanka maraykanka
qorahay on July 01 2009 09:11:44
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 5 Reads · Print
Ogeysiis Jaaliyaddaha Ogadeeniya ee .W/America 2009
Shirka Jaaliyadda Ogaadeenya ee W/America waxaa lagu falan qayn donaa arimo badan oo mihiim ah waxaana la soo bandhigi donaa xaaladda dhabta ah ee ka jirta Ogaadeenya & tacadiga uu gumaysigu ku hayo shacabka Ogaadeenya.
qorahay on June 30 2009 04:49:09
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 47 Reads · Print
Ogeysiis Shirweynihii Jaaliyadaha Ogaadeenya ee caalamka oo ka dhacaya Waddanka Ingiriiska.
Ogeysiis Shirweynihii Jaaliyadaha Ogaadeenya ee caalamka oo ka dhacaya Waddanka Ingiriiska.
qorahay on June 29 2009 21:50:27
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 5 Comments · 133 Reads · Print
Barnaamijkii Radio Xoriyo : Ciidanka qalabkasida ee Xoreynta Ogadenya oo dagaalo ku naafeeyey ciidanka gumaysiga

Wariyaha Radio Xoriyo uga soo warama jiida hore ayaa noosoo tabiyey in ciidamada qalabka sida ee xoreynta Ogadenya ay laban laabeen weeraradii ay ku hayeen xeryaha iyo saldhigyada ciidamada gumaysiga itoobiya,todabaadaydii u dambeeyey ayay ciidamada xoreynta Ogadenya ku qaadeen dagaalo ay ku jabiyeen ciidamada gumaysiga itoobiya.

 

qorahay on June 29 2009 21:21:05
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 32 Reads · Print
Dad shacab ah oo mudo dheer xidhnaa oo xabsigii laga soo daayay.

Wararka lagu kalsoon yahay ee aanu ka helayno magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in dad tiradoodu gaadhayso 6 Qof oo horey ugu jiray Xabsiyada magaalada Jigjiga dib loo soo daayay oo ay xoriyadoodii heleen, dadkan ayaa sida naloo sheegay wakhtiyo aad u dhaadheer ku jiray Xabsiyada magaalada Jigjiga bilaa xukun oo hadda la iska soo daayay un.

qorahay on June 29 2009 21:11:26
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 14 Reads · Print
Mulkiile yaasha Hoteellada Jig-Jiga oo dhibaato badani ay Ciidamada Tigreega ka haysato.
Warar xog ogaal ah oo ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Hotelada la seexdo ee magaalada Jigjiga ay dhibaatooyin badan ka soo gaadho dhanka Ciidamada Guumaysiga oo maalmahanba deggan ka dhigtay Hotelladaas.
qorahay on June 28 2009 12:34:02
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 7 Reads · Print
SHIR DHEXMARAY XUBNO KA SOCDA JAALIYADA SWEDEN IYO XUBIN KA TIRSAN BAARLAMAANKA SWEDEN.
qorahay on June 27 2009 00:56:34
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 11 Reads · Print
Sharci cusub oo la horkeenay golaha Senate ka Maraykanaka.
Wararka Waxaa Maalintii Khamiista ahayd bishan June 25, 2009 la horkenay aqalka senate ka Maraykanka sharci cusub oo loogu magacdaray “Danbiyada ka dhanka ah binii aadamka” sharcigan cusub ayaa gabi ahaanba ka mamnuucaya dambiilayaasha gaystay gabood falada ka dhanka ah binii aadamka inay si xor ah ugu noolaadaan wadanka maraykanka.
qorahay on June 27 2009 00:50:40
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 7 Reads · Print
Dad in mudo ah ku jiray Xabsiyada Jig-Jiga oo maanta maxkamad ku sheeg la hor geeyay.
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jig-Jiga ayaa sheegaya in Maanta dad shacab ah oo in mudo ah Maxaabiis u ah Guumaysiga Itoobiya la soo taagay Maxkamada ku sheegta Magaalada Jig-Jiga dadkan Maxkamadda ku sheegta la soo taagay oo ahaa ku dhawaad 6 Qof ayaa Maamul ku sheegga.
qorahay on June 27 2009 00:48:22
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 15 Reads · Print
Tafsiirka Qu'raanka
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Member Poll
Isbadalka Webka seed u argtaa?





You must login to vote.
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



guleed
03/07/2009 23:27
sidan ma xuma, waxaanse fili in ay wali qabyo tahay hawshan naqshad badalka webku, qaabkii hore xoogaa old ayuu ahaa in la naashnaashana u baahnaa, kan habee sidaas ayuu ku wanaagsanyahay, webku waa j

fadxi
03/07/2009 13:04
waxaan filayaa inuu hada ka fiican yahay dhinac kasta, huuno

Qurbawi Qabridahare
03/07/2009 12:04
Wow..Afkeygu "wow" iyo "wonderful" moye wax kale qabaan wa...alow webka ad uu sareysa koley aniga waad igu sareysaa web yahow..malin iyo habeen wa kaan ku caweyo ...viva ogadenia i

farxaan
03/07/2009 10:44
sidii hore ayaa kafiicnayd bilicdii geela iyo aqal somaliga

farxiyo jwxo
03/07/2009 09:13
waaw masha alaah ilaah baa mahad iska leh waa heer saro sida aad u casriyeseen webka wana webka aan ugu jeclahay guul gonimo isku tashi xornimo insha allah

ardo
03/07/2009 08:07
mansha alah walalyal sidan aya fican waad dadalysan ee ilahay ha idnla garb tabto waa web ka kali ha ee markaan soo tooso ku waa baristo kani guul

Hogosha
03/07/2009 06:24
sidan ayaa aad uga fiican waana dadaal dheeri ah oo lagu soo daray webka

Faysal
03/07/2009 04:00
Qorahay aad ayaad u dadaadheen waana guul weyn oo u soo hoyotay dhamaan umadda Ogaadeenya halkaa kaga haya Qorahay aad ayaan u jeclahay.

maxamud
03/07/2009 03:25
way wanaagsantahay qaabakani waxaase maqan maqaaladii?

barni dahir
03/07/2009 02:42
mansha'allah wan jeclahay qorahay

Ogadenation.blogspot.com
03/07/2009 00:22
MashaAllah.inbadaa
n ayaan sugaynay inaan hormarkan gaaro oo la talabsano qeyrkeen ..ala yacizak ya Qorahay.

Ogadenian Man
03/07/2009 00:15
wooooooooooooow..t
hat is what i was expecting...viva qorahay...wlahi wonderful waye Grin
Ogaysiis Shirweynaha Jaaliyadaha Ogaadeenya ee Caalamka oo ka dhacaya UK
SILENT CRY Film Preview
Ogeysiis Jaaliyaddaha Ogadeeniya ee .W/America 2009